lunedì 4 gennaio 2010



Faallo ma leh xaalada murugada leh ee Soomaaliya




Bashiir Jiidaal Barroooow

QARAN BAA KA WEYN QABIIL




Waa dhab waana run in qarani ka weyn yahay qabiil

swizerland ayaa waxaa bilaawday in qoaxootiga ajaanibta ah ku nool dalkeeda iney soo musaafuriso sida Soomaalida





Dalka swizerland ayaa waxaa bilaawday in qoaxootiga ajaanibta ah ku nool dalkeeda iney soo musaafuriso sida Soomaalida & Carabta dowladaha leh & kuwa magan galoyo soo weydiistay wadamada Greaca, Malto & Talyaaniga in ay dib ugu celiso.



Dalka Switzerland oo ay inta badan Soomalida iyo ajaaniibta u ahaa wadanka qura ay ka bad badaan hashiiskii ay wada dhikteen midowga yurub oo
ahaa Dublin Convition ayaa iminka ay dhaqan galiyeen wadanka Switzerlad asagoona dabagal ku sameynaya dadka ajaaniibta ah ee ku nool wadankiisa
arinta ayaa waxaa ay dhabar jab ay ku noqotay soomalida qoxootiga ah iyo kuwa magangalya doonka ah ee horay u soo way diistay wadamada kale ee Yurub kuna soo guul dareesteen.




Xeerka u yaala wadamada yurub ayaa waxaa u yahay qof waliba wadankii ugu soo horeeyo in uu siiyo sharci oo halkaasina uu ka tagin asagoonan wax loo qabanayo aysan jirin marka laga reebo sharci siinta.
qaxooti badan oo soomali ah ayaa hada loo bilaabay in dib loogu soo celiyo dalka Talyaaniga oo aheed wadan kii ugu soo horeeyey ay ka dalbadeen magangalyo.

Soomalida ayaa marka ay soo garaan dalka Talyaaniga ama dib loogu soo celiyo ayaa waxaa ay bilaabaan in ay hadane markale ay iska dhiiban wadamada kale ee Scandanevianka si kastaba ha ahaatee arinta ayaa waxaa usii dheer marka la baarayo faraha dublinka inta badan waxay adeegsadaan daawooyin kiimiko ah oo markaasina qorshahoodu yahay sidii ay uga bad baadi lahaayeen xeerka u yaala dublinka ama midowga yurub hashiis kii ay dhikteen




Tiradii ugu badneed dalaka switzerlan ee qaxooti Soomaliyeed la soo celiyo ayaa hada soo gaaraya dalka Talyaaniga ayagoon ka maqnaa dalka Talyaaniga mudooyin dhowr sano ah Soomalida ayaa waxaa ay yihiin kuwa reer guuraa iyo war ku nool ah had iyo jeer waxaa ay u haajiraan halkii laga sheego in laga qadanayo sharci. sharcina ma dhowraan wadamada sida badan ay Soomaalida iska dhiibaan ayaa waxaa ka mid ah dalka Nederland (Holand),Sweden,Norwey,Finland,Danemark,Faranca,Germany,Austaria, iyo kuwa kale oo lamida.

Hadda ayaa waxaa ay bilaabeen Soomalida in ay hada iska dhiibaan dalka jarmalka oo ebad looga baran in uu qabilo qaxooti iyo dalka faransiiska asagana lamid aha dalaka aan qabilin qaxootiga lakiinsa ku jira xeerka ay wada dhikteen wadamada yurub soomalida ayaa waxaa ku dhacaa waxlayiraahdo jahwareer ku adan xaga shar ciyada kooxdan muhaa jiriinta safar ku maraya wadamada iskadanee fiyaanka ayaan waxaan kula kulmay bar eykabaxaan tareemada aada wadamada yurub waxaa ay iisheegeen in dhawaan ay kayimadeen dalka ugudambeyay ee qaxootiga ku bad badayeen xaka dhaqalaha iyo xeerarkii aydhik teen midowgii yurub dublin convition ayaa hada si lamfilaan ah u ku baaro farha yurub




Waxaan wey diyay hada xagee ku siijeediin waxaa ay iisheegeenhada in ay qaban doonaan wadanka ostari oo asagana hada si fiican ubaarin farha asagaana ku soona saneynaa ayuu yiri mid kamid ah soomalida tahriibayaasha ah, halkaasi aayaan qabaneynaa ayaa ay dhaheen


Bashiir Jiilaal Barow
Email= jiidaal114@hotmail.com