giovedì 24 dicembre 2009

1991 waa maalin inta nabadda jecel iyo samaha ay u bilaamatay mugdi


1991 waa maalin inta nabadda jecel iyo samaha ay u bilaamatay mugdi iyo agoon tinimo waana mid marak madoonta ah ee lugu cabiri karo xalada uu hada dalka marayo

Shacabka soomaliyeed ayaa malin barqo ah waxaa ay dhaga hoodii ku maqleen sawaqanka qoryaha kala duwan sida akey fodhi saban em sik gistin iyo madaafiicda goobta dagaalka waxaa ay aheed maalin sabti ah dagaalkana waxaa uu kabilaamay xafadaha gubadley, siinaay ilaa iyo soona baar ubax habeenkii markuu madoobaday
ayaa xooggaggii ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed waxaa ay ku noqdeen xerooyinkoodii

Maalinimadii labaad ee axada aheed ee abaaraha saacada afrikada bari ee xiliga muqdisha
markey aheyd 6.00 A:M ee aroornimo ayaa dadka deegaanadii lugu dagaalamay waxaa ay bilaabeen in ay halkaasi ka soo baxaan taasina ayaa waxaa ay aheyd masana fahan saneyn micnaha dagaalka saacadii ayaa dib isku gurtay waxaa ay ku soobeek matay 8.00 A:M ee aroornimo waana xiligii lugu yiqiin radio muqdisho in laga siidaayo warka dalka soomaliya

Wariye teere iyo saciid anteeno ayaa subaxaasi ku qornaay warka ideecada radio muqdisho waxaana ay ku bilaabeen bisinka alla dabadeedna warkii ayuu gudaha usii galay dad weynaha waxaa ay sugayeen warka ardaydana waxaa usocday imtaxaamkii dugsiyadda hoose iyo kii sare jaamacadaha iyaguna waxaa ay u fadhiyeen imtixaamka qalinjibinta jamacada
teere markiiba waxaa uu ku bilaabay warka kooxo hubeysan oo samaandiida ah ayaa maanta soo weeraray xaafado ka tirsan magaaladda muqdisho waxaana cagta mariyey ciidanka xoogga dalka soomaliyeed warkii markuu dhamaaday dadweynihiina ay maskaxdoodi ay dajiyeen ayaa marlaabaad waxaa ay maqleen dagaal aad u qaraar uu dib ugu soo cusboonaaday goobo hor leh

Dagaalkii madax weynihii siyaad bare alle ha unaxariistee waxaa u bilaabay in muujadaha
fmka iyo kuwa dhereya sida 41mitir baan iyo49 mitir baan in qudbooyin ugu jeediyo shacabka dirirta heysato dhaka jalaq looma siin dagaalki ayaa siixoogeystay qiimaha is fahanka ayuu usheeygay in uuyahay shay qaliya xabadna in uu wiil kudhalan ee wiil ku dhinto

Uma muqato kalmadaha madax weynaha uu jeedinayo alle ha unaxaxariiste maxamed siyaad bare waxaa ey is hayeen 29 casho ayaa lugu baratamay casimadii quruxda badneed ee muqdisho soomaaliya kana badalneed casimadaha kale bilicsanaan hawo macaani badweynta hiidiya ee dacalka ku heysay

Siyaad malin cad ayaa uu iskaga baxay casimada soomaliya ee muqdisho taas oo ku beekneyd janaayo/29/1991saraakiishina waxaa ay bilaabeen in aysanba kaharin madax weynihii umada soomaliyeed janaral maxamed siyaad bare

Jabhadihii ayaa bilaabeen in ay ku sheektaan aniga guroob keyga ayaa kasaaray dalka iyo anigakaa ka saaray dalka jaale siyaad bare, waxaa soo kala dhaxgalay kala shaki ayaga qudhooda usc, ssdf, iyo spm, ayaa waxaa ay bilaabeen iska hor imaad hor leh xalkii waxaa uu noqday kadaroo dibi dhal labo garab ssdhf iyo sbm waxaa ay ayaguna ku dhaqaa qeen gabaladii ay kasoo jeeden halkaasi ayaa ay tageen

USC waxaa loo dhaafay casimada soomaliya ee muqdisha isbitaaladii, iskuuladii, wadooyinkii, hoteeladii dowlada & bangiyadii dhamaan wasaradaha si doodii ayey ugu dhaqaaqeen labadii garab ee jabhadaha ahay umada ugu hor seedaya burburka iyo jahwareerka siyaasadeed ee iminka dalka uu maraya

Si kastaba xalka uu ahaado kama mey marneyn siyaasadooda ku aadan xalada muqdisho waxaa aynoqotay goob laga bilaabo dhoofinta maarta, macdanta & biraha warshadihii dalka ulahaa talooyinkii tariiqiga ahaa sayad cabdula xasan, xaawo taako,
dhagax tuur & axmed gurey ayaaba waxaa lugu bilaabay fujin loo iib geenayo wadamada carbeed

Shacabka ayaa waxaa uu is weydiiyay ururkani xalkiisa masidan baa mise madoonayaan wax yaabihii taariiqiga ahaa uu is ticmali jirtay dowladii hore jaale maxamed siyaad bare, dhaxdoodi ayaa dagaal loo abaa bulay walaga soo jeediyay
biliqeysigii dalkooda dagaal baa leysku qaday wey kukala bixi waayeen dalkii waxaa uu noqday mid dagan adeekyadiisa kala socdo shirkado isgaar siineed ayaa ba soo caga dhigatay telefono iyo xawalado bankiyo ayaa laga hir galiyay dhamaan adeek yadii dowlad nimo ayaa lakaamilay

Beesha calamka wey yabtay waxaana ay amakaak la noqotay in lanoolaan karo dowlad
la aan waxaa ay bilaaday shirar in iyo kooxo in ey iskugu yeerto dibna loo bilaabo barakicin cusub labadii hogaamiye cali mahdi iyo janaral cey diid alla ha unaxariistee waxaa ey kasoo hoos dhaliyeen dhoor ururo o fulinaya danaha qaaska ah ee rer galbeedka ah
tasina micne heedo waxaa uhaa dowlada mareekanka oo markaasi dooneysay in saldhik ay kadhigato geeska afrikada bare ayaa waxaa ku gacan seeray janeral ceydiid waxaana ay u arakeen in uufilineynin aramo hooda janaarka waxaa loo ci laamiyay dagaal in lugu soo qabto beesha calamka wey ka in dho qabsatay waleysku dawaday cidamadii mareekanka hogaaminay lukta ayaa ey soo fureen
waxaana ey soo sameesteen wakiilo ayaga uqaas ah fulinaya arimahooda qaska ah


Janaralka wuu geeriyooday dalkii waxaa soobaxay 180 hogaamiye unadacad ah danaha shisheeyahaya dalaka itoobiya markey xaqii jisay geerida janalka waxaa ey bilaaday dhul balaarsi meelihii ey wali good ku taami jiren aayaa ey dib usoogaleen waxaana ey bilaabeen siyaasada in ey luk ku lahaadaan waxaa ey ku baaqeen shir ey u qabanayaan soomaliya shir ayaa waxaa logu qabtay magalada soodare ee dalka itobiya kaa soo qeeb ka heed kala sii fogaansha shacabka soomaliyed

Waa leysku fahmi wayay shirika kala qeebinta soomaliya waxaa hadana loo bilaabay arimo ku saleesan xaga dhaqanka diinta in loo soo maro soomailda waadad isku dhaqan & isku diin ah iyo isku af ah kooda istimalaya balwadaha daraagiska uu alla raali uka heyn markaad tiraahdid maxaa kuugu kalifay waxane misana diinta waxa kasheektid waa uu ku caro nayaa lakiinsa kuma dhaqman

Waxaa ayna yihiin dadka aduunka dhaqan door sooma dhaqankooda sida ugu dhaqa siyahaya badan ayey uga katagaan

Isku soo wada dooboo yaa mudan hogaanka dalka in uu qabto ayaasana kamasuul dhi baatadan mata taagan ee dalaka somaliya uu marayo misana isku fahmi karaan dalka iyo diinta in ay mamulaan

Soomalida ku nool Firenze

kala  soco  wararki ugu  danbeeyey  dhibatooyinka   soomalida    ee  firenze

sabato 19 dicembre 2009

Soomalida Dagan Talyaaniga iyo Sidee bey u Ciideen


Soomalida Dagan Talyaaniga iyo Sidee bey u Ciideen Maanta (Daawo Sawirada)


Dhamaan umadaha is laamka ayaa maanta waxa ey u heed munaasibada cidul adxa
waxaa ey kamid tahay ciidaha islaamka uuley yahay mid kamid ah islaamka ayaa waxaa uuleyhay labo ciidood sida ciidan qimaha badan eecidul adxaha labamalyan oomuslimiin aha ayaa soogutay waajibaadka xakja uuleeyahay ee sanadkani muslimiinta sogutay
xajka ayaa waxaa eykala tageen shanta qaa radood adunka ilaahna haka aqbala fadaasha xajka ee sanadkan

Talayaaniga ayaa waxaa dagan mus limiin aad utirabadan ayaa iyaguna sakay waxaa saladii cidul adxaha kutukadeen masajidyada kuyaaladalka talyaaniga iyo goobaha barxadaha waaweyn eelugu qabsado festooyinka shucuurta dadka islaamka ee sanadkan ayaa waxaa ey aheed runtii mid aad uher sareysa wijiyadoona waxaa kamuuqday farxad iyo reyreyn
Gobalka tuskano eedalka talyaaniga waxaa dakan soomali aad ubadan hadey noqon lahaayeen kuwo kuyimid leeman waxabarsho iyo kuwo ku soogaray halakni leenman ku saleesan hab cafimaad ayaa iyaguna waxaa ey iishee geen sanad waliba sanadka kasiidam beeya in ey ku soo badayaan is laamka dalka talyaaniga


Waxaa kaloohalkaasi loogu du ceyay wadamada ey halakeeyen dagaalada sida soomaliya ciraaq af gaanistaan falastiin waxaana socotay qud badooyin diini ah ee mus li miinta dakan dalka talyaniga gaar ahaan gobalka tuskaana saladacida kadib ayaa waxaa iisurta gashay in aan jaliyadaha islaamkaradood adunka ilaahna haka aqbala fadaasha xajka ee sanadkan

Talayaaniga ayaa waxaa dagan mus limiin aad utirabadan ayaa iyaguna sakay waxaa saladii cidul adxaha kutukadeen masajidyada kuyaaladalka talyaaniga iyo goobaha barxadaha waaweyn eelugu qabsado festooyinka shucuurta dadka islaamka ee sanadkan ayaa waxaa ey aheed runtii mid aad uher sareysa wijiyadoona waxaa kamuuqday farxad iyo reyreyn
Gobalka tuskano eedalka talyaaniga waxaa dakan soomali aad ubadan hadey noqon lahaayeen kuwo kuyimid leeman waxabarsho iyo kuwo ku soogaray halakni leenman ku saleesan hab cafimaad ayaa iyaguna waxaa ey iishee geen sanad waliba sanadka kasiidam beeya in ey ku soo badayaan is laamka dalka talyaaniga





Waxaa kaloohalkaasi loogu du ceyay wadamada ey halakeeyen dagaalada sida soomaliya ciraaq af gaanistaan falastiin waxaana socotay qud badooyin diini ah ee mus li miinta dakan dalka talyaniga gaar ahaan gobalka tuskaana saladacida kadib ayaa waxaa iisurta gashay in aan jaliyadaha islaamka eedagan dalka talyaniga gaar ahaan magalada firenzi sida ey ur kaan cidan qiimaha badan waxaa ey kuu sheegayaan rutii cidan wey wanaaksantahay lakiinsa waxaa eykaga sii wanak sanaan laheed ayadoo eyna ku qadano wadamadeyna maxaa yeelay waxaa halkani kamaqan dhalaankii mujinayay farxada ciida
sidoo kale qaxootiga soomalida ah ee dakan dalka talyaaniga gaar ahaan magaalada firenzi ayaa iyaguna waxaa ey iskaga hadal qadayeen siyaasada soomaliya halka ey sakay ku wabarisatay waloow madaxweyne shariif uu asagane noqday nin sad basaday waakalmadihii ugu horeyay ee kadhikteen dooda misa is wey darsiga sheekda gamurtay ee soomalia

Wakiilka gudiga ollom bikada soomaaliyeed ee Roma

Wakiilka gudiga ollom bikada soomaaliyeed ee Roma C/qadir Xussen Botaan (isoomarey) ee fadhigiisu yahay dalka ingiriska

Ayaa sogaaray dalka talyalyaaniga garhaan casimada Roma mar uu casuumad uu kahelay safiirka soomaaliya ufadhiya dalka talyaaniga Nuur Xassan Xusseen (Nuur Cade) arintan boqashada wakiilkani ayaa waxaa ey ku soo beek meysaa mar uu wakilkani baadi gob ugu jiro sidii loo soo noley nahaa isbortigii Soomaliyed macadamaa halakani Talyaaniga ey tahay halaka ugu badan dhalin yaharada soomaliyeed ee soomaraan

Wakiilkani Caduqaadir (Isomarey) ayaa waxaa safiirka ey kawada had leen hakan in uuku yimid in ey tahay sidii lo heli laahaa dhalin yaro somaliyeed matalana qarakii
is bortiga macaanay ee soomaliya isomarey ayaa waxaa uu sheegay in safar dhoor ah ey ku so kala bixiyeen asiga iyo wafdigiisa uu hogaaminaya dalaka gambiya, jabuuti kuna soo yeesheen ciyaaro sxb tinimo tasoona ey ad ula dhaceen dadkii halakaasi ku dawanayeen ciyarihii lugu sooban dhigay dalalkaasi

Waxaa c/qaadir isoomarey uu safaro ku siitagay gobalada talyaaniga qaarkood sida gobalka turiino oo kula kulmay garsoore caalimi ee isborti ah cantar iyo as xaab isboorti ah waxaa safar kiisa ku sii watay uu so garay magaalada ferenzi ee gobalkan tus kaano asagoona kulomo gooni gooni ah layee shay masuuliyiinta soomaliyeed eeddagan gabalkan tuskaana sida madaxa jaaliyada soomaliyeed cusmaan joon iyo ciyaar yahan ruk caadaa ahaa una dheeli jiray naadigii isnaay markii dambane usoowareegay
gadiidka cadulqaadir qanjey waxaana ey kawada hadaleen sidii lo sii nooleynahaa isbootiga macaan madaama ayuu yiray halkani ey iiga muuqdaan rak matalikaro qaran ka soomaliyeed oona halakani ey kunol yihiin macalamiintii isbootiaga soomaliya
dowladani talyaaniga ey aheed dowladii ugu horey say naga saacida ciyaarta kubada cakta ino

Inoona dhistay goroonkii ugu horeyyay soomaliya oohaa istadiyam koonis
waxaana filayaa ayuu yiray sida ugu dhaq siyahay badan in wax ey noogu qabadoonaan dalabkeena ku wajahan isdhax galka is borti is bootigan uu yahay faraha bulshada nabada jecel oona loogu gudbi karo waxa waliba oo ha aqbad qabiil iyo wixii waxsaq ah oona u rooney bulshada nabada jecel isoomareey waxaa uusheeygay in ey jiraaan waqti gaan kulomo kadhacay dalaka ingiriiska gobalduu ka kobanyahan kooxdii ku soo baxda ciir wanaakna loo qaado dalka kanada eyna lasoo ciyaata nadiyada kadhisan canada iyo wilaba dalaka mareecanka waxaa uusheeygay in safara dibada aha
in uu taasoo ciyaar saa xiibtinimo ah ey lasoo yee sheen dalaka gaambiya jabuuti eyma sowada ciyaa reen halkaaa sina ey ka dhacaday ciyaaro ad iyo aad u macaanaay \

Dhawaan waxaan jecelnahay ayuu sheeygay in safar keyga labaadna ku imanyo dalaka talyaaniga asogoo wato nadi laciyaara ciyaar yahanada deys barada ee jooga dalaka talyaaniga mar su aal wey diyyey ayaa waxaa ey aheed kalmada diyees barada wax uukala jeedo madama dad badani ey dalacanayaan war bixintani waxaa uu ku mac ney hayay diyees barada qurba jooga waxaan kalo wey diiyay ayaa idinga saa cidaa safaradiina xaga aad ku tagaey siin afrika iyo yurub waxaa
uu iisheygay waxaa naga saacidaa inta nabada jecel iyo is dhagalak bulsha ruuxwaliba waa uu jecelyahay nabada yaawaaye shaq siyaadka maya majiraan shaq siyaad ayuu dhahay aye shirkadaha soomaliyeed ee kahool qurbaha in dhalinyaradii aan mas kaxdoodii eysan ku sii fogaan qabiilka loona abuura isbooti iyo isdhagal\

Waxaan jecelnahay in aan kulumo lasii yeelano nadiyada kadhisan dalaka kanada madaama halkaasi ey jiraan kooxo somaliyeed anaga in giriiska ahaan waan wada ciyaarnay laakiin waxaa inoo dhimay in aan la ciyaarno ciyaryahanada diyaasbarada eejooga dalaka talyaaniga ayuu sheegay in dhawaan eywada ciyaari doonaan kooxoxaha kadhisana dalaka talyaaniga gaar ahaan gobalkan tuskaano magaala madadiisa ferenzi