sabato 19 dicembre 2009

Wakiilka gudiga ollom bikada soomaaliyeed ee Roma

Wakiilka gudiga ollom bikada soomaaliyeed ee Roma C/qadir Xussen Botaan (isoomarey) ee fadhigiisu yahay dalka ingiriska

Ayaa sogaaray dalka talyalyaaniga garhaan casimada Roma mar uu casuumad uu kahelay safiirka soomaaliya ufadhiya dalka talyaaniga Nuur Xassan Xusseen (Nuur Cade) arintan boqashada wakiilkani ayaa waxaa ey ku soo beek meysaa mar uu wakilkani baadi gob ugu jiro sidii loo soo noley nahaa isbortigii Soomaliyed macadamaa halakani Talyaaniga ey tahay halaka ugu badan dhalin yaharada soomaliyeed ee soomaraan

Wakiilkani Caduqaadir (Isomarey) ayaa waxaa safiirka ey kawada had leen hakan in uuku yimid in ey tahay sidii lo heli laahaa dhalin yaro somaliyeed matalana qarakii
is bortiga macaanay ee soomaliya isomarey ayaa waxaa uu sheegay in safar dhoor ah ey ku so kala bixiyeen asiga iyo wafdigiisa uu hogaaminaya dalaka gambiya, jabuuti kuna soo yeesheen ciyaaro sxb tinimo tasoona ey ad ula dhaceen dadkii halakaasi ku dawanayeen ciyarihii lugu sooban dhigay dalalkaasi

Waxaa c/qaadir isoomarey uu safaro ku siitagay gobalada talyaaniga qaarkood sida gobalka turiino oo kula kulmay garsoore caalimi ee isborti ah cantar iyo as xaab isboorti ah waxaa safar kiisa ku sii watay uu so garay magaalada ferenzi ee gobalkan tus kaano asagoona kulomo gooni gooni ah layee shay masuuliyiinta soomaliyeed eeddagan gabalkan tuskaana sida madaxa jaaliyada soomaliyeed cusmaan joon iyo ciyaar yahan ruk caadaa ahaa una dheeli jiray naadigii isnaay markii dambane usoowareegay
gadiidka cadulqaadir qanjey waxaana ey kawada hadaleen sidii lo sii nooleynahaa isbootiga macaan madaama ayuu yiray halkani ey iiga muuqdaan rak matalikaro qaran ka soomaliyeed oona halakani ey kunol yihiin macalamiintii isbootiaga soomaliya
dowladani talyaaniga ey aheed dowladii ugu horey say naga saacida ciyaarta kubada cakta ino

Inoona dhistay goroonkii ugu horeyyay soomaliya oohaa istadiyam koonis
waxaana filayaa ayuu yiray sida ugu dhaq siyahay badan in wax ey noogu qabadoonaan dalabkeena ku wajahan isdhax galka is borti is bootigan uu yahay faraha bulshada nabada jecel oona loogu gudbi karo waxa waliba oo ha aqbad qabiil iyo wixii waxsaq ah oona u rooney bulshada nabada jecel isoomareey waxaa uusheeygay in ey jiraaan waqti gaan kulomo kadhacay dalaka ingiriiska gobalduu ka kobanyahan kooxdii ku soo baxda ciir wanaakna loo qaado dalka kanada eyna lasoo ciyaata nadiyada kadhisan canada iyo wilaba dalaka mareecanka waxaa uusheeygay in safara dibada aha
in uu taasoo ciyaar saa xiibtinimo ah ey lasoo yee sheen dalaka gaambiya jabuuti eyma sowada ciyaa reen halkaaa sina ey ka dhacaday ciyaaro ad iyo aad u macaanaay \

Dhawaan waxaan jecelnahay ayuu sheeygay in safar keyga labaadna ku imanyo dalaka talyaaniga asogoo wato nadi laciyaara ciyaar yahanada deys barada ee jooga dalaka talyaaniga mar su aal wey diyyey ayaa waxaa ey aheed kalmada diyees barada wax uukala jeedo madama dad badani ey dalacanayaan war bixintani waxaa uu ku mac ney hayay diyees barada qurba jooga waxaan kalo wey diiyay ayaa idinga saa cidaa safaradiina xaga aad ku tagaey siin afrika iyo yurub waxaa
uu iisheygay waxaa naga saacidaa inta nabada jecel iyo is dhagalak bulsha ruuxwaliba waa uu jecelyahay nabada yaawaaye shaq siyaadka maya majiraan shaq siyaad ayuu dhahay aye shirkadaha soomaliyeed ee kahool qurbaha in dhalinyaradii aan mas kaxdoodii eysan ku sii fogaan qabiilka loona abuura isbooti iyo isdhagal\

Waxaan jecelnahay in aan kulumo lasii yeelano nadiyada kadhisan dalaka kanada madaama halkaasi ey jiraan kooxo somaliyeed anaga in giriiska ahaan waan wada ciyaarnay laakiin waxaa inoo dhimay in aan la ciyaarno ciyaryahanada diyaasbarada eejooga dalaka talyaaniga ayuu sheegay in dhawaan eywada ciyaari doonaan kooxoxaha kadhisana dalaka talyaaniga gaar ahaan gobalkan tuskaano magaala madadiisa ferenzi

Nessun commento:

Posta un commento