giovedì 24 dicembre 2009

1991 waa maalin inta nabadda jecel iyo samaha ay u bilaamatay mugdi


1991 waa maalin inta nabadda jecel iyo samaha ay u bilaamatay mugdi iyo agoon tinimo waana mid marak madoonta ah ee lugu cabiri karo xalada uu hada dalka marayo

Shacabka soomaliyeed ayaa malin barqo ah waxaa ay dhaga hoodii ku maqleen sawaqanka qoryaha kala duwan sida akey fodhi saban em sik gistin iyo madaafiicda goobta dagaalka waxaa ay aheed maalin sabti ah dagaalkana waxaa uu kabilaamay xafadaha gubadley, siinaay ilaa iyo soona baar ubax habeenkii markuu madoobaday
ayaa xooggaggii ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed waxaa ay ku noqdeen xerooyinkoodii

Maalinimadii labaad ee axada aheed ee abaaraha saacada afrikada bari ee xiliga muqdisha
markey aheyd 6.00 A:M ee aroornimo ayaa dadka deegaanadii lugu dagaalamay waxaa ay bilaabeen in ay halkaasi ka soo baxaan taasina ayaa waxaa ay aheyd masana fahan saneyn micnaha dagaalka saacadii ayaa dib isku gurtay waxaa ay ku soobeek matay 8.00 A:M ee aroornimo waana xiligii lugu yiqiin radio muqdisho in laga siidaayo warka dalka soomaliya

Wariye teere iyo saciid anteeno ayaa subaxaasi ku qornaay warka ideecada radio muqdisho waxaana ay ku bilaabeen bisinka alla dabadeedna warkii ayuu gudaha usii galay dad weynaha waxaa ay sugayeen warka ardaydana waxaa usocday imtaxaamkii dugsiyadda hoose iyo kii sare jaamacadaha iyaguna waxaa ay u fadhiyeen imtixaamka qalinjibinta jamacada
teere markiiba waxaa uu ku bilaabay warka kooxo hubeysan oo samaandiida ah ayaa maanta soo weeraray xaafado ka tirsan magaaladda muqdisho waxaana cagta mariyey ciidanka xoogga dalka soomaliyeed warkii markuu dhamaaday dadweynihiina ay maskaxdoodi ay dajiyeen ayaa marlaabaad waxaa ay maqleen dagaal aad u qaraar uu dib ugu soo cusboonaaday goobo hor leh

Dagaalkii madax weynihii siyaad bare alle ha unaxariistee waxaa u bilaabay in muujadaha
fmka iyo kuwa dhereya sida 41mitir baan iyo49 mitir baan in qudbooyin ugu jeediyo shacabka dirirta heysato dhaka jalaq looma siin dagaalki ayaa siixoogeystay qiimaha is fahanka ayuu usheeygay in uuyahay shay qaliya xabadna in uu wiil kudhalan ee wiil ku dhinto

Uma muqato kalmadaha madax weynaha uu jeedinayo alle ha unaxaxariiste maxamed siyaad bare waxaa ey is hayeen 29 casho ayaa lugu baratamay casimadii quruxda badneed ee muqdisho soomaaliya kana badalneed casimadaha kale bilicsanaan hawo macaani badweynta hiidiya ee dacalka ku heysay

Siyaad malin cad ayaa uu iskaga baxay casimada soomaliya ee muqdisho taas oo ku beekneyd janaayo/29/1991saraakiishina waxaa ay bilaabeen in aysanba kaharin madax weynihii umada soomaliyeed janaral maxamed siyaad bare

Jabhadihii ayaa bilaabeen in ay ku sheektaan aniga guroob keyga ayaa kasaaray dalka iyo anigakaa ka saaray dalka jaale siyaad bare, waxaa soo kala dhaxgalay kala shaki ayaga qudhooda usc, ssdf, iyo spm, ayaa waxaa ay bilaabeen iska hor imaad hor leh xalkii waxaa uu noqday kadaroo dibi dhal labo garab ssdhf iyo sbm waxaa ay ayaguna ku dhaqaa qeen gabaladii ay kasoo jeeden halkaasi ayaa ay tageen

USC waxaa loo dhaafay casimada soomaliya ee muqdisha isbitaaladii, iskuuladii, wadooyinkii, hoteeladii dowlada & bangiyadii dhamaan wasaradaha si doodii ayey ugu dhaqaaqeen labadii garab ee jabhadaha ahay umada ugu hor seedaya burburka iyo jahwareerka siyaasadeed ee iminka dalka uu maraya

Si kastaba xalka uu ahaado kama mey marneyn siyaasadooda ku aadan xalada muqdisho waxaa aynoqotay goob laga bilaabo dhoofinta maarta, macdanta & biraha warshadihii dalka ulahaa talooyinkii tariiqiga ahaa sayad cabdula xasan, xaawo taako,
dhagax tuur & axmed gurey ayaaba waxaa lugu bilaabay fujin loo iib geenayo wadamada carbeed

Shacabka ayaa waxaa uu is weydiiyay ururkani xalkiisa masidan baa mise madoonayaan wax yaabihii taariiqiga ahaa uu is ticmali jirtay dowladii hore jaale maxamed siyaad bare, dhaxdoodi ayaa dagaal loo abaa bulay walaga soo jeediyay
biliqeysigii dalkooda dagaal baa leysku qaday wey kukala bixi waayeen dalkii waxaa uu noqday mid dagan adeekyadiisa kala socdo shirkado isgaar siineed ayaa ba soo caga dhigatay telefono iyo xawalado bankiyo ayaa laga hir galiyay dhamaan adeek yadii dowlad nimo ayaa lakaamilay

Beesha calamka wey yabtay waxaana ay amakaak la noqotay in lanoolaan karo dowlad
la aan waxaa ay bilaaday shirar in iyo kooxo in ey iskugu yeerto dibna loo bilaabo barakicin cusub labadii hogaamiye cali mahdi iyo janaral cey diid alla ha unaxariistee waxaa ey kasoo hoos dhaliyeen dhoor ururo o fulinaya danaha qaaska ah ee rer galbeedka ah
tasina micne heedo waxaa uhaa dowlada mareekanka oo markaasi dooneysay in saldhik ay kadhigato geeska afrikada bare ayaa waxaa ku gacan seeray janeral ceydiid waxaana ay u arakeen in uufilineynin aramo hooda janaarka waxaa loo ci laamiyay dagaal in lugu soo qabto beesha calamka wey ka in dho qabsatay waleysku dawaday cidamadii mareekanka hogaaminay lukta ayaa ey soo fureen
waxaana ey soo sameesteen wakiilo ayaga uqaas ah fulinaya arimahooda qaska ah


Janaralka wuu geeriyooday dalkii waxaa soobaxay 180 hogaamiye unadacad ah danaha shisheeyahaya dalaka itoobiya markey xaqii jisay geerida janalka waxaa ey bilaaday dhul balaarsi meelihii ey wali good ku taami jiren aayaa ey dib usoogaleen waxaana ey bilaabeen siyaasada in ey luk ku lahaadaan waxaa ey ku baaqeen shir ey u qabanayaan soomaliya shir ayaa waxaa logu qabtay magalada soodare ee dalka itobiya kaa soo qeeb ka heed kala sii fogaansha shacabka soomaliyed

Waa leysku fahmi wayay shirika kala qeebinta soomaliya waxaa hadana loo bilaabay arimo ku saleesan xaga dhaqanka diinta in loo soo maro soomailda waadad isku dhaqan & isku diin ah iyo isku af ah kooda istimalaya balwadaha daraagiska uu alla raali uka heyn markaad tiraahdid maxaa kuugu kalifay waxane misana diinta waxa kasheektid waa uu ku caro nayaa lakiinsa kuma dhaqman

Waxaa ayna yihiin dadka aduunka dhaqan door sooma dhaqankooda sida ugu dhaqa siyahaya badan ayey uga katagaan

Isku soo wada dooboo yaa mudan hogaanka dalka in uu qabto ayaasana kamasuul dhi baatadan mata taagan ee dalaka somaliya uu marayo misana isku fahmi karaan dalka iyo diinta in ay mamulaan

Nessun commento:

Posta un commento